Localisation updates from Betawiki.
[lhc/web/wiklou.git] / languages / messages / MessagesSo.php
1 <?php
2 /** Somali (Soomaaliga)
3 *
4 * @addtogroup Language
5 * @author Niklas Laxström
6 * Translators: Mimursal
7 */
8
9 $messages = array(
10 # User preference toggles
11 'tog-underline' => 'Hoos ka calaamaday linkyada:',
12 'tog-highlightbroken' => 'Waxka bedel linkiyada jabsan <a href="" class="new">Sidaan oo kale</a> (alternative: sidaan oo kale<a href="" class="internal">?</a>).',
13 'tog-justify' => 'Geesdhig baaragaraafyada',
14 'tog-hideminor' => 'Qari wax ka bedelka yar ee isbedelada dhow',
15 'tog-extendwatchlist' => "Balaari liiska waardiyeyska si loo arko isbedelada la'xiriira",
16 'tog-usenewrc' => "Isbdelada dhowdhow oo la'horumariyey (JavaScript)",
17 'tog-numberheadings' => 'Cinwaanada u nambareey si automaatik ah',
18 'tog-showtoolbar' => "I'tus liiska qalabka shaqada ee wax ka bedelka (JavaScript)",
19 'tog-editondblclick' => "Boggag wax kabedel markii laba mar dhag la'siiyo (JavaScript)",
20 'tog-editsection' => 'Fasax wax ka bedelida cutubyada dhinaca linkiyada [wax ka bedel]',
21 'tog-editsectiononrightclick' => 'Fasax cutub wax ka bedelida hadii batoonka midig ee dooliga <br /> dhag lagu siiyo cinwaanka korkiisa (JavaScript)',
22 'tog-showtoc' => "I'tus bogga cinwaanada (boggaga leh in kabada 3 cinwaan)",
23 'tog-rememberpassword' => 'Kumbuyuutarkaan ku xasuusnaaw gudagaleyheyga',
24 'tog-editwidth' => 'Sanduuqa wax ka bedelka wuxuu leeyahay balaarnaan buuxda',
25 'tog-watchcreations' => 'Boggaga aan qoro kudar liiska-waardiyaha',
26 'tog-watchdefault' => 'Boggaga aan wax ka bedelo kudar liiska-waardiyaha',
27 'tog-watchmoves' => 'Boggaga aan wareejiyo ku dar liiska-waardiyaha',
28 'tog-watchdeletion' => 'Boggaga aan tirtiro ku dar liiska-waardiyaha',
29 'tog-minordefault' => 'Isbedelada yaryar marwalba calaamadey',
30 'tog-previewontop' => "Horfiirinta kahor i'tus sanduuqa wax ka bedelida",
31 'tog-previewonfirst' => 'Horfiirinta itus marka ugu horeeyso oo aan wax ka bedelo',
32 'tog-enotifwatchlistpages' => 'E-boosto ii soo dir markii uu isbedelo bog aan waardiyeynaayey',
33 'tog-enotifusertalkpages' => 'E-boosto ii soo dir markii boggayga wadahadalka uu isbedelo',
34 'tog-enotifminoredits' => 'E-boosto ii soo dir xataa isbedelada yaryar ee boggaga',
35 'tog-enotifrevealaddr' => 'Cinwaanka e-boostadeyda soo bandhig fariimaha wargelinta',
36 'tog-shownumberswatching' => "I'tus tirada isticmaalayaasha wax waardiyeynaayo",
37 'tog-fancysig' => "Sixiix aanan waxba laga bedelin (linki automaatik la'aan)",
38 'tog-externaleditor' => "Isticmaal qoraal wax ka bedelyaal ka madaxbanaan (La'iskuogyahay)",
39 'tog-uselivepreview' => 'Isticmaal horfiirinta tooska ah (JavaScript) (Wuxuu ku jiraa tijaabo)',
40 'tog-forceeditsummary' => "I'xasuusi markii uusan qoraalkeyga raacsiisnay faahfaahin gaaban",
41 'tog-watchlisthideown' => 'Maqaalada aan waxka bedelay ka qari liiska waardiyaha',
42 'tog-watchlisthideminor' => 'Ka qari waxka bedelada yar liiska waardiyeynta',
43 'tog-ccmeonemails' => 'Ii soo dir koobiga E-boostada aan u diro isticmaalayaasha kale',
44 'tog-diffonly' => 'Kaladuwanaanshaha hoostooda qari qoraalka bogga',
45
46 'underline-always' => 'Marwalba',
47 'underline-never' => 'Marnaba',
48
49 'skinpreview' => '(Horfiirin)',
50
51 # Dates
52 'sunday' => 'Axad',
53 'monday' => 'Isniin',
54 'tuesday' => 'Talaado',
55 'wednesday' => 'Arbaco',
56 'thursday' => 'Khamiis',
57 'friday' => 'Jimco',
58 'saturday' => 'Sabti',
59 'sun' => 'Axa',
60 'mon' => 'Isn',
61 'tue' => 'Tal',
62 'wed' => 'Arb',
63 'thu' => 'Kha',
64 'fri' => 'Jim',
65 'sat' => 'Sab',
66 'january' => 'Janaayo',
67 'february' => 'Febraayo',
68 'march' => 'Maarso',
69 'april' => 'Abriil',
70 'may_long' => 'Maajo',
71 'june' => 'Juun',
72 'july' => 'Luuliyo',
73 'august' => 'Agoosto',
74 'september' => 'Sebteembar',
75 'october' => 'Oktoobar',
76 'november' => 'Nofeembar',
77 'december' => 'Diseembar',
78 'january-gen' => 'Janaayo',
79 'february-gen' => 'Febraayo',
80 'march-gen' => 'Maarso',
81 'april-gen' => 'Abriil',
82 'may-gen' => 'Maajo',
83 'june-gen' => 'Juun',
84 'july-gen' => 'Luuliyo',
85 'august-gen' => 'Agoosto',
86 'september-gen' => 'Sebteembar',
87 'october-gen' => 'Oktoobar',
88 'november-gen' => 'Nofeembar',
89 'december-gen' => 'Diseembar',
90 'apr' => 'Abr',
91 'may' => 'Maj',
92 'jul' => 'Luu',
93 'aug' => 'Ago',
94 'sep' => 'Seb',
95 'oct' => 'Okt',
96 'nov' => 'Nof',
97 'dec' => 'Dis',
98
99 # Bits of text used by many pages
100 'categories' => 'Qeybaha',
101 'pagecategories' => '{{PLURAL:$1|Qaybta|Qaybaha}}',
102 'category_header' => 'Maqaalada ku jirta qaybta "$1"',
103 'subcategories' => 'Qaybaha hoose',
104
105 'about' => 'Warbixin',
106 'article' => 'Bogga maqaalka',
107 'cancel' => 'Buri (Kansal)',
108 'qbfind' => 'Raadi',
109 'qbbrowse' => 'Fiirfiiri',
110 'qbedit' => 'Wax ka bedel',
111 'qbpageoptions' => 'Boggaan',
112 'qbmyoptions' => 'Boggageyga',
113 'qbspecialpages' => 'Boggaga qaaska ah',
114 'moredotdotdot' => 'Dheeraad...',
115 'mypage' => 'Boggeyga',
116 'mytalk' => 'Wadahadalkeyga',
117 'anontalk' => 'Wadahadalka IP:gan',
118
119 'errorpagetitle' => 'Qalad',
120 'returnto' => 'Ku noqo $1.',
121 'tagline' => 'Ka {{SITENAME}}',
122 'help' => 'Caawinaad',
123 'search' => 'Raadi',
124 'searchbutton' => 'Raadi',
125 'go' => 'Soco',
126 'searcharticle' => 'Soco',
127 'history' => 'Taariikhda bogga',
128 'history_short' => 'Taariikh',
129 'updatedmarker' => 'Wax laga bedelay ilaa booqoshadaydii ugu dambeysay',
130 'info_short' => 'Warbixin',
131 'printableversion' => 'Nooc la daabicikaro',
132 'print' => 'Daabac',
133 'edit' => 'Wax ka bedel',
134 'editthispage' => 'Boggaan wax ka bedel',
135 'delete' => 'Tirtir',
136 'deletethispage' => 'Tirtir bogaan',
137 'protect' => 'Difaac',
138 'protect_change' => 'bedel difaacida',
139 'protectthispage' => 'Difaac boggaan',
140 'unprotect' => "ha'difaacin",
141 'unprotectthispage' => "Boggaan ha' difaacin",
142 'newpage' => 'Bog cusub',
143 'talkpage' => 'Wadahadalka boggan',
144 'talkpagelinktext' => 'Wadahadal',
145 'specialpage' => 'Bogga khaaska ah',
146 'postcomment' => 'Aragti ku qor bogga dhamaadkiisa',
147 'articlepage' => 'Fiiri bogga qoraalka',
148 'talk' => 'Wadahadal',
149 'views' => 'Muuqaalka',
150 'toolbox' => 'Qalabka shaqada',
151 'userpage' => 'Fiiri bogga isticmaalaha',
152 'projectpage' => 'Fiiri bogga mashruuca',
153 'imagepage' => 'Fiiri bogga sawirka',
154 'mediawikipage' => 'Fiiri bogga fariinta',
155 'templatepage' => 'Fiiri bogga tusmada',
156 'viewhelppage' => 'Fiiri bogga caawinaada',
157 'categorypage' => 'Fiiri bogga qaybta',
158 'viewtalkpage' => 'Fiiri bogga wadahadalka',
159 'otherlanguages' => 'Luqadaha kale',
160 'lastmodifiedat' => 'Boggan waxaa markii ugu dambeysay wax laga bedelay $2, $1.', # $1 date, $2 time
161 'viewcount' => 'This page has been accessed {{plural:$1|one time|$1 times}}.',
162 'protectedpage' => "Bog la'difaacay",
163 'jumpto' => 'U bood:',
164 'jumptosearch' => 'raadi',
165
166 # All link text and link target definitions of links into project namespace that get used by other message strings, with the exception of user group pages (see grouppage) and the disambiguation template definition (see disambiguations).
167 'aboutsite' => 'Warbixinta {{SITENAME}}',
168 'aboutpage' => '{{ns:project}}:Warbixin',
169 'copyright' => 'Qoraalka wuxuu ku salaysanyahay $1.',
170 'currentevents' => 'Dhacdooyinka cusub',
171 'currentevents-url' => 'Maxaa cusub',
172 'edithelp' => 'Caawinaada wax ka bedelka',
173 'edithelppage' => '{{ns:Help}}:Wax ka bedelka',
174 'faq' => 'SIL',
175 'faqpage' => '{{ns:project}}:SIL',
176 'helppage' => '{{ns:help}}:Caawinaad',
177 'mainpage' => 'Bogga Hore',
178 'portal' => 'Bortaalka jaaliyada',
179 'portal-url' => '{{ns:project}}:Bortaalka jaaliyada',
180 'sitesupport' => 'Tabarucid',
181
182 'badaccess' => 'Qalad dhinaca idanka',
183
184 'retrievedfrom' => 'Waxaa laga keenay "$1"',
185 'youhavenewmessages' => 'Waxaa kuu taala $1 ($2).',
186 'newmessageslink' => 'Fariimaha cusub',
187 'newmessagesdifflink' => 'Isbedelkii ugu dambeeyay',
188 'youhavenewmessagesmulti' => '$1 waxaa kuuyaala fariimo cusub',
189 'editsection' => 'Wax ka bedel',
190 'editold' => 'Wax ka bedel',
191 'showtoc' => "I'tus",
192 'hidetoc' => 'qari',
193 'thisisdeleted' => 'Fiiri ama dib u sooceli $1?',
194 'viewdeleted' => 'Fiiri $1?',
195 'feedlinks' => 'Quudinta wararka:',
196
197 # Short words for each namespace, by default used in the 'article' tab in monobook
198 'nstab-main' => 'Maqaal',
199 'nstab-user' => 'Bogga isticmaalaha',
200 'nstab-special' => 'Khaas',
201 'nstab-project' => 'Bogga mashruuca',
202 'nstab-image' => 'Fayl',
203 'nstab-mediawiki' => 'Fariin',
204 'nstab-template' => 'Tusmo',
205 'nstab-help' => 'Caawinaad',
206 'nstab-category' => 'Qaybta',
207
208 # Main script and global functions
209 'nosuchaction' => 'Codsi aanan jirin',
210 'nosuchspecialpage' => "Boggan khaaska ah ma'jiro",
211 'nospecialpagetext' => 'Waxaad codsatay bogga khaas ah oo aanan jirin, liis boggaga khaaska ah ee jira waxaad laga helikartaa [[Special:Specialpages|liiska boggaga khaaska ah]].',
212
213 # General errors
214 'error' => 'Qalad',
215 'databaseerror' => 'Qalad ka dhacay database;ka',
216 'cannotdelete' => 'Lamatirtirikaro bogga ama faylka aad dooratay. (Waxaa laga yaabaa in qofkale uu horey u tirtiray.)',
217 'badtitle' => 'Cinwaan qaldan',
218
219 # Login and logout pages
220 'welcomecreation' => "== Soo dhawoow, $1! ==
221
222 Gudagalahaaga waa la sameeyey. Ha' hilmaamin in aad wax ka bedesho {{SITENAME}} dooqaaga.",
223 'loginpagetitle' => 'Gudagalka isticmaalaha',
224 'yourname' => 'Gudagal',
225 'yourpassword' => 'ereysir',
226 'yourpasswordagain' => 'Markale ereysirkaaga',
227 'remembermypassword' => 'Kumbuyuutarkaan ku xasuusnaaw gudagaleyheyga',
228 'yourdomainname' => 'Magacaga shabakada',
229 'userlogin' => 'Gudaha gal / akoon sameyso',
230 'logout' => 'Ka bax',
231 'userlogout' => 'Ka bax',
232 'notloggedin' => 'Gudaha kuma jirtid',
233 'nologinlink' => 'Sameyso gudagale',
234 'createaccount' => 'Sameey gudagale',
235 'badretype' => 'Ereysiryada aad gelisay ismalaha.',
236 'userexists' => 'Magaca isticmaalaha aad gelisay waa jiraa. Fadlan dalbo magac ka bedelan',
237 'youremail' => 'E-boosto *:',
238 'username' => 'Gudagal:',
239 'uid' => 'Lambarka isticmaalaha:',
240 'yourrealname' => 'Magac *:',
241 'yourlanguage' => 'luqad:',
242 'yournick' => 'Naaneys:',
243 'email' => 'E-boosto',
244 'prefs-help-realname' => 'Optional: if you choose to provide it this will be used for giving you attribution for your work.',
245 'loginerror' => 'Qaladka gudagalista',
246 'prefs-help-email' => 'Optional: Enables others to contact you through your user or user_talk page without needing to reveal your identity.',
247 'noname' => "Magaca gudagalaha sax ma'aha.",
248 'loginsuccesstitle' => 'Gudagalida waa la dhamaystiray',
249 'loginsuccess' => "'''Hada waxaad guda uga jirtaa {{SITENAME}} sida \"\$1\".'''",
250 'nosuchuser' => 'Majiro isticmaale leh magacaan "$1". sax hingaadintaada, ama sameyso gudagale cusub.',
251 'nosuchusershort' => 'Majiro isticmaale leh gudagalahaan "$1". Sax hingaadaada.',
252 'nouserspecified' => 'Waa in aad gudagale keentaa.',
253 'wrongpassword' => 'Ereysirka waa qalad. Fadlan iskuday markale.',
254 'wrongpasswordempty' => 'Ereysir aan waxba ku jirin lama ogola. Fadlan iskuday markale.',
255 'mailmypassword' => 'E-boosto ku dir ereysirka',
256 'noemail' => 'E-boosto lagama haayo isticmaalaha "$1".',
257 'mailerror' => 'Waxaa dhacay qalad markii loo diraayey E-boosto: $1',
258 'acct_creation_throttle_hit' => 'Waan ka xunahay, waxaad horey u sameysay $1 akoon. Ma sameynkartid midkale.',
259 'emailauthenticated' => 'Cinwaankaaga e-boostada waxaa loo xaqiijiyey $1.',
260 'emailnotauthenticated' => 'Cinwaankaaga e-boostada weli lama xaqiijinin. Wax e-boosto ah
261 oo ku saabsan arrimaha soo socdo looma soo diridoono',
262 'accountcreated' => "Akoonka waa la'sameeyay",
263 'accountcreatedtext' => "Akoonka isticmaalaha $1 waa la'sameeyay.",
264 'loginlanguagelabel' => 'Luqada: $1',
265
266 # Edit pages
267 'minoredit' => 'Kan waa wax ka bedel yar',
268 'watchthis' => 'Boggaan waardiyey',
269 'savearticle' => 'Bogga kaydi',
270 'preview' => 'Horfiiri',
271 'showpreview' => 'Itus horfiirinta',
272 'showlivepreview' => 'Horfiirin toos ah (live)',
273 'showdiff' => 'Itus isbedelka',
274 'anoneditwarning' => "'''Digniin:''' Gudaha kuma jirtid. Cinwaankaaga IP:ga waxaa lagu diiwaangelindoonaa taariikhda bedelida bogan.",
275 'blockededitsource' => "Qoraalkii '''aad waxkaga bedashay''' '''$1''' waxaad ku arkikartaa hoos:",
276 'whitelistedittitle' => 'Waxaa loo baahanyahay gudagal si aad wax uga bedeshid',
277 'whitelistedittext' => 'Waa in aad $1 si aad wax uga bedeshid boggaga.',
278 'whitelistacctitle' => 'Laguuma ogola in aad sameysid gudagale',
279 'loginreqtitle' => 'Waxaa loo baahanyahay gudagalid',
280 'loginreqpagetext' => 'Waa in aad $1 si aad u fiirisid boggaga kale.',
281 'accmailtitle' => "Ereysirka waa la'diray.",
282 'accmailtext' => 'Ereysirka "$1" waxaa loo diray $2.',
283 'anontalkpagetext' => "----''Meeshaan waa bogga wadahadalka isticmaalayaasha aanan la aqoonsanin oo aanan weli sameysanin akoon ama aanan weli isticmaali. Si loo kala sooco isticmaalayaasha, waa in aan isticmaalnaa lambar cinwaaneedka IP:ga. Cinwaanka IP:ga waxaa suurto gal ah in ay wada isticmaalaan dad badan. Hadii aad tahay isticmaale aanan la'aqoonsanin oo aad dareemaysid in laguu gafay, fadlan ka sameyso akoon meeshaan [[Special:Userlogin|sameyso akoon ama gudaha gal]] si aad uga dhowrsatid in laguugu qaldo isticmaalayaasha kale oo aann la'aqoonsanin.''",
284 'previewnote' => '<strong>Waxa aad aragtid waa horfiirin; wixii aad bedeshay lama keydinin!</strong>',
285 'session_fail_preview' => "<strong>Waan ka xunahay! Wixii aad bedeshay ma'suurto galin in la'keydiyo cilad dhacday awgeed.
286 Fadlan markale isku day. Hadii aysan weli shaqaynin, ka bax ee markale soo gudagal.</strong>",
287 'session_fail_preview_html' => "<strong>Waan ka xunahay! Wixii aad bedeshay ma'suurto galin in la'keydiyo cilad dhacday awgeed.</strong>
288
289 ''Sababtoo ah wikigaan wuxuu leeyahay HTML ceyriin ah, horfiirintiisa waxaa loo qariyey si looga hortago weerar ka yimaada JavaScript:ga.''
290
291 <strong>Hadii wax ka bedlkaan uu yahay mid xaq ah, fadlan markale isku day. Hadii aysan weli shaqaynin, ka bax ee markale soo gudagal.</strong>",
292 'yourtext' => 'Qoraalkaaga',
293 'editingold' => '<strong>DIGNIIN: Waxaad wax ka bedeli rabtaa boggan caddadkiisa duqoobay.
294 Hadii aad keydisid, waxaa dhumidoona caddadyadii kan ka dambeeyey.</strong>',
295 'yourdiff' => 'Kaladuwanaanshaha',
296
297 # Account creation failure
298 'cantcreateaccounttitle' => "Ma' sameynkaro gudagal (akoon)",
299
300 # History pages
301 'currentrev' => 'Cadadka cusub',
302 'previousrevision' => '←Caddad ka duqsanŠ',
303 'nextrevision' => 'Caddad ka cusub→',
304 'currentrevisionlink' => 'Caddadka hada muuqda',
305 'next' => 'Ku xiga',
306 'last' => 'Ugu dambeeyo',
307 'orig' => 'Asal',
308 'page_first' => 'Ugu horeeyo',
309 'page_last' => 'ugu dambeeyo',
310 'deletedrev' => "[la'tirtiray]",
311
312 # Revision feed
313 'history-feed-title' => 'Taariikhda caddadyaasha',
314
315 # Revision deletion
316 'rev-delundel' => "i'tus/qari",
317 'revdelete-logaction' => '$1 {{plural:$1|revision|revisions}} set to mode $2',
318 'logdelete-logaction' => '$1 {{plural:$1|event|events}} to [[$3]] set to mode $2',
319
320 # Diffs
321 'diff-multi' => '({{plural:$1|One intermediate revision|$1 intermediate revisions}} not shown.)',
322
323 # Search results
324 'searchresults' => 'Natiijooyinkii ka soo baxay raadinta',
325 'searchsubtitle' => "Waxaad raadisay '''[[:$1]]'''",
326 'searchsubtitleinvalid' => "Waxaad raadisay '''$1'''",
327 'prevn' => 'Ka horeeya $1',
328 'nextn' => 'Ku xiga $1',
329 'viewprevnext' => 'Fiiri ($1) ($2) ($3).',
330
331 # Preferences page
332 'preferences' => 'Dooqyada',
333 'mypreferences' => 'Dooqyadeyda',
334 'prefsnologin' => 'Gudaha kuma jirtid',
335 'prefsnologintext' => 'Waa in aad [[Special:Userlogin|Gudaha ku jirtaa]] si aad dooqyadaada u dalbatid.',
336 'prefsreset' => 'Dooqyada waxaa laga keenay keydka.',
337 'math' => 'Xisaab',
338 'datedefault' => "Ma'jiro dooq",
339 'datetime' => 'Taariikhda iyo saacada',
340 'prefs-rc' => 'Isbedelada dhow',
341 'prefs-watchlist' => 'liiska-waardiyaha',
342 'prefs-watchlist-days' => 'Tirada maalamaha ay ku jirayaan liiska-waardiyaha:',
343 'saveprefs' => 'Kaydi',
344 'oldpassword' => 'Ereysirkii hore:',
345 'newpassword' => 'Ereysir cusub:',
346 'retypenew' => 'Qor mar labaad ereysirka cusub:',
347 'textboxsize' => 'Wax ka bedelka',
348 'searchresultshead' => 'Raadi',
349 'recentchangesdays' => 'Tirada maalmaha lagu tusaayo isbedelada dhow:',
350 'savedprefs' => 'Dooqyadaada waa la keydiyey.',
351 'allowemail' => 'Ogolow in e-boosto ay kaagatimaado isticmaalayaasha kale',
352
353 # User rights
354 'saveusergroups' => 'Kaydi kooxaha isticmaalayaasha',
355
356 # Groups
357 'group' => 'Koox:',
358
359 # Recent changes
360 'recentchanges' => 'Isbedelada dhow',
361 'recentchangestext' => 'Dabagal isbedelada dhow ee wikiga ee ku dhacay bogaan.',
362 'rcshowhideminor' => '$1 wax ka bedelada yar',
363 'rcshowhidemine' => '$1 wax ka bedelaadeyda',
364 'hide' => 'Qari',
365 'show' => 'Itus',
366
367 # Recent changes linked
368 'recentchangeslinked' => "Isbedelada la'xiriira",
369
370 # Upload
371 'uploadnologin' => 'Gudaha kuma jirtid',
372 'savefile' => 'Faylka kaydi',
373 'watchthisupload' => 'Boggaan waardiyey',
374
375 # Image list
376 'imagelisttext' => "Hoos waxaa yaala liiska '''$1''' {{plural:$1|file|faylalka}} oo u kala soocan $2.",
377 'byname' => 'hab magaceed',
378 'bydate' => 'hab taariikheed',
379 'bysize' => 'hab kala weynaan',
380 'shareduploadwiki' => 'Fadlan meeshaa $1 ka fiiri warbixin dheeraad ah.',
381
382 'brokenredirects-edit' => '(wax ka bedel)',
383 'brokenredirects-delete' => '(tirtir)',
384
385 # Miscellaneous special pages
386 'lonelypages' => 'Boggaga agoonta ah',
387 'popularpages' => 'Boggaga caanka ah',
388 'allpages' => 'Dhamaan boggaga',
389 'randompage' => 'Ku nasiibso bog',
390 'shortpages' => 'Boggaga gaagaaban',
391 'longpages' => 'Boggaga dhaadheer',
392 'deadendpages' => 'Boggaga aanan la daba joogin',
393 'deadendpagestext' => 'Boggogaan linki lamalaha boggaga kale ee wikiga .',
394 'protectedpages' => "Boggag la'difaacay",
395 'newpages-username' => 'Gudagal:',
396 'ancientpages' => 'Boggaga duqoobay',
397 'move' => 'Wareeji',
398
399 # Book sources
400 'booksources-go' => 'Soco',
401
402 'alphaindexline' => '$1 ilaa $2',
403
404 # Special:Allpages
405 'nextpage' => 'Bogga ku xiga ($1)',
406 'prevpage' => 'Bogga ka horeeyo ($1)',
407 'allpagesfrom' => 'Soosaar boggaga ka bilaawda:',
408 'allarticles' => 'Maqaalada oo dhan',
409 'allinnamespace' => 'Dhamaan boggaga ($1 namespace)',
410 'allnotinnamespace' => 'Dhamaan boggaga (aan ku jirin xarun magaceedka $1)',
411 'allpagesprev' => 'ka hore',
412 'allpagesnext' => 'Ku xiga',
413 'allpagessubmit' => 'Soco',
414 'allpagesprefix' => 'Soo saar boggaga leh horgalaha:',
415 'allpagesbadtitle' => "Cinwaanka bogga xaq ma'aha ama waa ereyo u gaar ah isdhaafka-luqadaha ama isdhaafka-wiki. Waxaa ku jirikara xuruufo aanan loo isticmaalikarin cinwaan ahaan.",
416
417 # Special:Listusers
418 'listusersfrom' => "I'tus isticmaalayaasha laga bilaabo:",
419 'listusers-submit' => "I'tus",
420 'listusers-noresult' => 'Lama helin isticmaale.',
421
422 # E-mail user
423 'mailnologin' => "Ma'jiro cinwaan wax lagu diro",
424 'mailnologintext' => 'Waa in aad [[Special:Userlogin|gudaha ku jirtaa]]
425 kuna haysatid E-boosto sax ah [[Special:Preferences|dooqyadaada]],
426 si aad ugu dirto E-boosto isticmaalayaasha kale.',
427 'emailuser' => 'U dir E-boosto isticmaalahaan',
428 'emailpage' => 'E-boosto u dir isticmaale',
429 'noemailtitle' => 'Malaha cinwaan E-boosto',
430 'emailfrom' => 'Ka',
431 'emailto' => 'Ku',
432 'emailsubject' => 'Arinta',
433 'emailmessage' => 'Fariinta',
434 'emailsend' => 'Dir',
435 'emailccme' => 'Koobi E-boosto ah iiga soo dir fariimaha aan diro.',
436 'emailsent' => 'E-boostada waa la diray',
437 'emailsenttext' => 'Fariintaadii E-boostada ahyad waa la diray.',
438
439 # Watchlist
440 'watchlist' => 'Liiskeyga waardiyeynta',
441 'mywatchlist' => 'Liiskeyga waardiyeynta',
442 'nowatchlist' => 'Waxba kuma jiraan liiskaaga waardiyeynta.',
443 'watchlistanontext' => 'Fadlan $1 si aad u fiirisid ama wax uga bedeshid qoraalada ku jira liiska waardiyeyska.',
444 'watchnologin' => 'Gudaha kuma jirtid',
445 'watchnologintext' => 'Waa ina aad [[Special:Userlogin|gudaha ku jirtaa]] si aad wax uga bedeshid liiskaaga waardiyeynta.',
446 'addedwatch' => 'Kudar liiska-waardiyaha',
447 'addedwatchtext' => "Bogga \"[[:\$1]]\" waxaa lagudaray [[Special:Watchlist|liiska-waardiyahaaga]].
448 Isbedelka mustaqbalka ku dhaca boggan iyo bogga wadahadalka la'xiriira waxaa lagu soo qoridoonaa inta,
449 boggana wuxuu noqonaayaa mid la' '''nuuriyey''' dhinaca [[Special:Recentchanges|Liiska isbedelada show]] si
450 ay u fududdayso sidii loo dalbanlahaa.
451
452 Hadii aad rabootid in aad boggan ka saartid wardiyeynta, dhagsii \"Ha' wardiyeynin\" oo ku yaala dhinaca.",
453 'removedwatch' => 'Ka tirtir liiska-waardiyaha',
454 'removedwatchtext' => 'Bogga "[[:$1]]" waa laga tirtiray liiskaaga waardiyeynta.',
455 'watch' => 'Waardiyey',
456 'watchthispage' => 'Boggaan waardiyeey',
457 'unwatch' => 'Ha waardiyeynin',
458 'unwatchthispage' => 'Jooji waardiyeyntiisa',
459 'watchlistcontains' => 'Liiskaaga waardiyeynta waxaa ku jiro $1 {{PLURAL:$1|bog|boggag}}.',
460 'wlshowlast' => 'Fiiri $1 saacadood ama $2 maalmood $3 ee ugu dambeeyay',
461
462 # Delete/protect/revert
463 'confirm' => 'Xaqiiji',
464 'excontent' => "qoraalka wuxuu ahaa: '$1'",
465 'exblank' => 'Bogga waxba kuma jirin',
466 'historywarning' => '<strong>Digniin:</strong> Bogga aad tirtirirabtid wuxuu leeyahay taariikkh hore:',
467 'actioncomplete' => "Amarka waa la'dhamaystiray",
468 'protectedarticle' => 'la\'difaacay "[[$1]]"',
469 'protectsub' => '(la\'difaacaa "$1")',
470 'confirmprotect' => 'Xaqiiji difaacida',
471 'protectcomment' => 'Sababta loo difaacaayo',
472 'protect_expiry_invalid' => "Wakhtiga dhicitaanka sax ma'aha.",
473 'protect_expiry_old' => 'Wakhtiga dhictaanka waa mid laga soo dhaafay.',
474 'protect-default' => "(la'isku ogyahay)",
475 'protect-expiring' => 'wuxuu dhacaayaa $1 (UTC)',
476 'protect-cascade' => 'Is daba dhiga difaacida - difaac bogga walba oo lagu daro boggaan.',
477 'restriction-type' => 'Idan:',
478 'restriction-level' => 'Xadka xadidaada:',
479
480 # Restrictions (nouns)
481 'restriction-edit' => 'Wax ka bdel',
482 'restriction-move' => 'Wareeji',
483
484 # Undelete
485 'undelete' => "Fiiri boggaga la'tirtiray",
486 'undeletepage' => "Fiiri dibna u sooceli boggaga la'tirtiray",
487 'viewdeletedpage' => "Fiiri boggaga la'tirtiray",
488 'undeletebtn' => 'Sooceli',
489 'undeletedarticle' => 'La\' sooceliyey "[[$1]]"',
490 'undeletedrevisions' => '$1 {{plural:$1|revision|revisions}} restored',
491 'undeletedrevisions-files' => '$1 {{plural:$1|revision|revisions}} and $2 {{plural:$2|file|files}} restored',
492 'undeletedfiles' => '$1 {{plural:$1|file|files}} restored',
493 'cannotundelete' => "Soo celinta ma' suurto galin; waxaa laga yaabaa in qofkale uu horay u soo celyey bogga.",
494 'undelete-search-box' => 'Raadi bogagga la tirtiray',
495 'undelete-search-prefix' => "I'tus boggaga ku bilaawda:",
496 'undelete-search-submit' => 'Raadi',
497
498 # Namespace form on various pages
499 'invert' => 'Dabagedi dalabka',
500
501 # Contributions
502 'mycontris' => 'Wax qoraalkeyga',
503
504 # Block/unblock
505 'anononlyblock' => 'anon. oo kaliya',
506 'autoblocker' => 'Waxaa automaatik u xirista keenay in mudo dhow uu cinwaanka IP:ga isticmaalay "[[User:$1|$1]]". Sababta keentay in loo xiro $1 waa: "\'\'\'$2\'\'\'"',
507 'block-log-flags-anononly' => "Isticmaalayaasha aanan la'aqoonsanin oo kaliya",
508 'block-log-flags-nocreate' => 'sameynta gudagalah lamaogola',
509
510 # Move page
511 'movenologin' => 'Gudaha kuma jirtid',
512 'movedto' => 'loo wareejiyey',
513 'movetalk' => "Wareejiyey bogga wadahadalka la'xiriira",
514 '1movedto2' => '[[$1]] waxaa loo wareejiyey [[$2]]',
515 '1movedto2_redir' => '[[$1]] waxaa loo wareejiyey [[$2]] si loo sii toosiyo',
516
517 # Namespace 8 related
518 'allmessages' => 'Fariimaha sistamka',
519 'allmessagesname' => 'Magac',
520 'allmessagesdefault' => "Qoraalka la'isku ogyahay",
521 'allmessagescurrent' => 'Qoraalka hada qoran',
522 'allmessagestext' => 'Liiskan waxaa ku qoran dhamaan fariimaha lagahelikaro xarun magaceedka MediaWiki.',
523 'allmessagesnotsupportedDB' => "'''{{ns:special}}:Fariimaha oo dhan''' la'ma isticmaalikaro, '''\$wgUseDatabaseMessages''' oo dansan daraadeed.",
524 'allmessagesfilter' => 'Kalasoocaha fariimaha:',
525 'allmessagesmodified' => 'Itus kuwa wax laga bedelay',
526
527 # Tooltip help for the actions
528 'tooltip-pt-userpage' => 'Bogeyga isticmaalaha',
529 'tooltip-pt-preferences' => 'Dooqyadeyda',
530 'tooltip-ca-talk' => 'Wadahadal ku saabsan bogga qoraalka',
531 'tooltip-ca-edit' => 'Boggaan wax waad ka bedelikartaa. Intii aadan kaydinin fadlan isticmaal batoonka horfiirinta.',
532 'tooltip-ca-addsection' => 'Ku darso fikrad wadahadalkaan.',
533 'tooltip-ca-history' => 'Noocyadii hore ee boggaan.',
534 'tooltip-ca-delete' => 'Bogaan tirtir',
535 'tooltip-ca-undelete' => "Sooceli qoraaladii lagu sameeyay boggaan intii aanan la'tirtirin ka hor",
536 'tooltip-ca-move' => 'Wareeji boggaan',
537 'tooltip-p-logo' => 'Bogga Hore',
538 'tooltip-n-mainpage' => 'Soo booqo bogga hore',
539 'tooltip-n-portal' => 'Faahfaahinta mashruuca, waxaad ku caawinkartid, xageed ka helikartaa waxaad u baahantahay',
540 'tooltip-n-randompage' => 'Ku nasiibso bog',
541 'tooltip-n-sitesupport' => 'Nacaawi',
542 'tooltip-t-emailuser' => 'U dir E-boosto isticmaalahaan',
543 'tooltip-t-specialpages' => 'Liiska boggaga qaaska ah oo dhan',
544 'tooltip-ca-nstab-main' => 'Fiiri bogga qoraalka',
545 'tooltip-ca-nstab-user' => 'Fiiri bogga isticmaalaha',
546 'tooltip-ca-nstab-media' => 'Fiiri bogga saxaafada',
547 'tooltip-ca-nstab-special' => 'Kani bogg khaas ah, waxba kama bedelikartid boggaan',
548 'tooltip-ca-nstab-project' => 'Fiiri bogga mashruuca',
549 'tooltip-ca-nstab-image' => 'Fiiri bogga sawirada',
550 'tooltip-ca-nstab-mediawiki' => 'Fiiri bogga fariimaha sistamka',
551 'tooltip-ca-nstab-template' => 'Fiiri tusmada',
552 'tooltip-ca-nstab-help' => 'Fiiri bogga caawinaad',
553 'tooltip-ca-nstab-category' => 'Fiiri bogga qaybaha',
554
555 # Attribution
556 'anonymous' => "Isticmaalaha aanan la'aqoonsanin ee {{SITENAME}}",
557 'and' => 'iyo',
558
559 # Spam protection
560 'categoryarticlecount' => 'Waxaa {{PLURAL:$1|ku jira hal maqaal|ku jira $1 maqaal}} qeybtan.',
561
562 # Info page
563 'numwatchers' => 'Tirada waardiyeyaasha: $1',
564
565 # 'all' in various places, this might be different for inflected languages
566 'recentchangesall' => 'dhamaan',
567 'imagelistall' => 'dhamaan',
568 'watchlistall2' => 'dhamaan',
569
570 # E-mail address confirmation
571 'confirmemail_noemail' => 'Kuma haysatid cinwaan E-boosto sax [[Special:Preferences|isticmaala dooqiisa]].',
572
573 # AJAX search
574 'searchcontaining' => "Raadi maqaal uu ku jiro ''$1''.",
575 'searchnamed' => "Raadi maqaalada magacoodu uu yahay ''$1''.",
576 'articletitles' => "Maqaalada ka bilaawdo ''$1''",
577
578 # Multipage image navigation
579 'imgmultigo' => 'Soco!',
580 'imgmultigotopre' => 'Aad boga',
581
582 # Auto-summaries
583 'autosumm-new' => 'Bog cusub: $1',
584
585 );